HIRSHABELLE

Xildhibaan Sanbalolshe oo Si adag ula hadlay Ciidamada Macaawiisleeyda

Xildhibaan Sanbalolshe oo Si adag ula hadlay Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Furunta hore ee Dagaalka Gobolka Hiiraan.

Masuuliyiin ka socotay DDS ee Itoobiya oo gdareyn Baladweyne

Masuuliyiin ka socotay DDS ayaa socdaal ku saabsanaa adkaynta amniga iyo xuduudaha ku soo gaaray shalay Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan Waxaana ay ...

Ciidamada dowladda oo markale la wareegay degaano cusub ee katirsan

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaan Cabdiraxman Gacal,Gudoomiyaha Degmada Raagacelle, Korneyl Masdile saraakiil ciidan iyo mas’uulyiin kale ayaa gaaray...

R/Wasaaraha Soomaaliya oo ka dhegey Magaalada Baladweyne

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa hadda ka deggay Magaalada Baladweyne. Waxuu saaka ka duulay magaalada Godey. Isagoo shalayna kasoo ambabaxay Jigjiga. Waa safarkii...

Dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dagaalka ayaa ah mid goos goos ah iyadoo la arkayed qabaaiilada dagaalamaya isku haayo oo aruursoanaya Hub, iyadoo aysan girin cid laga amal qaato...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img