SOMALI STATES

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/dhexe

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ay Maanta kula...

Dagaal beeleed maalintii labaad ka socda deegaanno hoostaga goblka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal beeleed maalintii labaad ka socda qaar kamid ah deegaannada hoostaga degmada Walanweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalkaan ayaa salka...

Diyaaradaha Turkiga ee Drones ka ayaa duqeeymo ka wada Gobolka Sh/Dhexe

Diyaaradaha dowladda turkiga ayaa la sheegay in maalintii labaad oo xiriir ah ay duqeymo la beegsanayaan fariisimaha ururka Al-Shabaab ee degaanka Masaajid Cali gaduud...

Askarta Kusoo Dhaawacantay Dagaalka Masjidka Cali Gaduud Oo La Keenay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada Ciidamo shalay dagaal culus...

Ciidanka dowladda oo la wareegay Masjid Cali Guduud ee Sh/Dhexe 

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hadda la wareegay degaanka Masjid Cali Guduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada ayaa si nabad gelyo ah ula wareegay,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img