NEWS

Xasan Sheekh & Afwerki oo kormeeray Ciidamada Soomaalida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan dufcada koowaad ee ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Cirka ayaa warbixinno ka dhageystay...

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka walaalkii oo Lagu dilay Muqdisho.

Rag hubeysanaa ayaa waxaa la sheegay in degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay maanta ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa oo lagu Magacaabi jiray Cabdiraxmaan...

Waxaan ku faraxsanahey in dib u midowno AMIIRKEYGA AXMED MADOOBE

Wasiir Mukhtaar Roobow: “Waan ku faraxsanay in maanta amiirkeygii hore Axmed madoowe uu fadhiyo, waxaan u sheegay hadal xaqiiq ah oo mudan in buug...

Sawirro & xog cusub oo laga helay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

 Marka loo eego baaxada qaraxa ka dhacay Agagaarka Isgoyska Zoobe iyo khasaaraha uu sababay kuma koobneyn bartilmaameedkiisa Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare oo...

Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ku geeriyootay rasaas ka dhacay Garoonka Jigjiga

Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ka tirsaneyd Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku geeriyootay rasaas ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiilwaal ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img