today

Wednesday, December 7, 2022
Mogadishu
few clouds
24.9 ° C
24.9 °
24.9 °
83 %
4.6kmh
20 %
Wed
29 °
Thu
28 °
Fri
29 °
Sat
29 °
Sun
29 °

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine...

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen suuqa lagu...

around the world

spotlight

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine Souef ayaa booqday ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, kuwaas oo fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho, taasoo qeyb ka ah barnaamijkiisa Soomaaliya. Amb. Mohammed El-Amine Souef ayaa bogaadiyay shaqada ciidamada ATMIS ee taageeraya ciidamada ammaanka Soomaaliya ee dagaalka...

latest articles

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine Souef ayaa booqday ciidamada Uganda ee qeybta ka...

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen suuqa lagu iibiyo xoolaha nool ee degmada Dayniile ee magaalada...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee NISA iyo NISS, ay yeeshaan wada shaqeyn ku qotonta is...

Xasan Sheekh & Afwerki oo kormeeray Ciidamada Soomaalida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan dufcada koowaad ee ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa...

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka walaalkii oo Lagu dilay Muqdisho.

Rag hubeysanaa ayaa waxaa la sheegay in degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay maanta ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa...

Waxaan ku faraxsanahey in dib u midowno AMIIRKEYGA AXMED MADOOBE

Wasiir Mukhtaar Roobow: “Waan ku faraxsanay in maanta amiirkeygii hore Axmed madoowe uu fadhiyo, waxaan u sheegay hadal xaqiiq...

Sawirro & xog cusub oo laga helay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

 Marka loo eego baaxada qaraxa ka dhacay Agagaarka Isgoyska Zoobe iyo khasaaraha uu sababay kuma koobneyn bartilmaameedkiisa Wasaaradda Waxbarashada,...

Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ku geeriyootay rasaas ka dhacay Garoonka Jigjiga

Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ka tirsaneyd Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku geeriyootay rasaas ka dhacday...

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/dhexe

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya...

Dowlada oo ka hadashey dilkii Ceydiid ee dhawaan Ła toogtoey

Halkaan ka Daawo Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidanka Qalabka sida oo ka hadlay Toogashada Ceydiid ee dhawaan xukunka lagu...

Dagaal beeleed maalintii labaad ka socda deegaanno hoostaga goblka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal beeleed maalintii labaad ka socda qaar kamid ah deegaannada hoostaga degmada Walanweyn ee...