aqbaar.com
Saturday, April 1, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home NEWS

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Bashka by Bashka
March 13, 2023
in NEWS
0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka toogatay rag ka tirsanaa ciidamada booliska, kuwaas oo hore loogu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay dambiyo dilal ah oo ay hore u geysteen, sida ay qortay warbaahinta dowladdu.

Raggan ayaa kala ahaa Cabdishakuur Axmed Maxamuud oo hore u dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska ay kawada tirsanaayeen iyo Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle oo isna boliiska ahaa oo dilay Cabdi Xakiim Maxamuud Khaliif, sida ay xaqiijisay warbaahinta dowladdu.

Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka waxaa hore uga dhacay falal dil ah oo ay askarta dowladdu ugu geysteen dad rayid ah iyo askar intaba, iyada oo bilihii lasoo dhaafay maxkamadda ciidamadu xukunno dil ah ku fulisay tobannaan eedeysane oo ka tirsanaa qeybaha kala duwan ee ciidamada Soomaaliya iyo kuwa kale oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab.

Previous Post

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Bashka

Bashka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND