aqbaar.com
Saturday, April 1, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home Featured

Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Bashka by Bashka
March 6, 2023
in Featured
0
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Soomaaliya ayaa Turkiga ku wareejisay ku dhawaad shan malyan oo dollar oo ay ku caawinayso dadkii dhibaatada kasoo gaartay dhul gariirkii ku dhuftay dalkaas dhowaan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee SONNA.

Xaflad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ayaa dowladda Turkiga loogu guddoonsiiyay lacagtan oo la sheegay in la aruurinayay 20-kii maalmood ee la soo dhaafay.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Guddi Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirkii ku dhuftayTurkiga magacaabay 16-kii bishii febraayo.

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim Mete YAĞLI oo munaasabadda ka hadlay ayaa ka mahadceliyay lacagta ay bixiyeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed isaga oo yiri “Waxaan si kal iyo laab idiin kugu sheegayaa in lacagtan la iigu wareejiyay iyo hayiddan ay aheyd gargaarkii loo fidiyay Turkiga kii ugu qiimaha badnaa”.

Previous Post

Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose & faah faahino kasoo baxaya

Next Post

EU approves US$116m to boost security in Somalia

Bashka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

March 6, 2023

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND