aqbaar.com
Saturday, April 1, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home Featured

Xiisad colaadeed oo ka taagan magaalooyinka Beled-Xaawo iyo magaalada Doolow

Bashka by Bashka
February 27, 2023
in Featured, JUBBALAND
0
Xiisad colaadeed oo ka taagan magaalooyinka Beled-Xaawo iyo magaalada Doolow
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled-Xaawo iyo magaalada Doolow. Bishan 18-keedii ayaa magaalada Beled Xaawo qarax lagu dilay taliyihii ururka 28-aad ee ciidanka xoogga dalka Maxamed Aweys, kaasi oo dilkiisa loo soo qabtay saddex qof oo iskugu jira laba sarkaal iyo qof shacab ah.

Iska hor-imaadkan ayaa yimid kadib maleeshiyaad beeleed ka war heleen in kiiska dilkan la rabo in loo wareejiyo magaalada Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad xoogan ay ka taagan tahay magaalada Doolow, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.

Waxaa magaalada Doolow ku sugan guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, oo markii hore halkaasi u tagay si uu u dhagaysto maxkamadaha labada kiis.

Sarkaalka baaritaanka waday markii uu dhimanayey la-tuhunsaha rayidka ah oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Cosoble ayaa maanta maxkamadayntiisu ka dhacday magaalada Doolow.

Waxaa la sheegay inay socdeen dadaal la doonayey in sarkaalkaas loogu soo wareejiyo Muqdisho maanta, hase yeeshee ay maleeshiyaad soo weerareen garoonka sida ay sheegeen goobjoogayaal.

Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay ka soo horjeedaan in sarkaalka loo soo wareejiyo Muqdisho.

Iska horimaadkan waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof, waxaana ku dhaawacmay dhowr qof oo kale.

Ilaa hadda ma cadda xaaladda, waxaana garoonka magaalada ku go’doonsan guddoomiyaha maxkamadda sare Gaashaanle Sare Shuute iyo saraakiisha maxkamadda ciidamada.

Previous Post

Kooxda Alshabaab oo bilaabey iney ugaarsadaan Qolooyinka Ciyaal weero & kuwa daroogada iibiya

Next Post

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Bashka

Bashka

Next Post
Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

March 6, 2023

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND