aqbaar.com
Saturday, April 1, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home NEWS

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Alshabaab oo ka socda Degmada Jalalaqsi

Bashka by Bashka
February 15, 2023
in NEWS
0
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Alshabaab oo ka socda Degmada Jalalaqsi
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoraynta oo dhinac ah iyo Alshabaab ayaa haatan ka socda deegaano katirsan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.Wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in dagaalku uu yimid kadib markii ciidamada dowladda ay ogaadeen xog ku saabsan in deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, ay dagaalamyaal Shabaab ah isku arursanayeen.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka, ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen kooxda Alshabaab oo dooneysa inay dhinaca kale uga gudubto wabiga Shabeelle.

Previous Post

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Next Post

DEGDEG “ Alshabaab oo weerartey gudahana u gashey Guriga Generaal Garabeey

Bashka

Bashka

Next Post
War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

DEGDEG “ Alshabaab oo weerartey gudahana u gashey Guriga Generaal Garabeey

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND