aqbaar.com
Wednesday, February 8, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES BANAADIR

Mashaariicyo laga hergelinaayo Baydhabo uu Xasan Sheekh dhagaxdhigey

Bashka by Bashka
January 18, 2023
in BANAADIR, NEWS
0
Mashaariicyo laga hergelinaayo Baydhabo uu Xasan Sheekh dhagaxdhigey
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii 3aad ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa maanta dhagax-dhigay Madaxtooyada Qaranka ee laga dhisayo magaaladaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa dhagax-dhigan ku wehlinayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

May be an image of 5 people, people standing, suit and wrist watch

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday kaamka barakacayaasha, oo ay ku jiraan boqolaal qoys oo ka soo cararay dhibaatada kooxaha argagixisada. Madaxweynaha kormeeray qaybaha Dugsiga Quraanka iyo Iskuulka Hoose/dhexe ee kaamkan, oo uu ballanqaaday dhismihiisa booqashadii hore ee uu ku tegay Baydhabo, haatana labaduba ay shaqeynayaan, iyadoo Madaxweynuhu uu xoojiyay in uu ka shaqayn doono, sidii loo sii ballaarin lahaa adeegyada waxbrasho ee dadka barakaca ku ah kaamkan iyo horumarinta xarrumahan aqooneed ee uu u hirgeliyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehelinayo Madaxweyne Laftagareen ayaa sidoo kale kormeeray Isbitaalka Gobolka Baay, halkaas oo uu dul istaagay adeegayda caafimaad, baahiyaha jira iyo xaaladda bukaanada ku jira.

May be an image of 9 people and outdoors
May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 2 people, child, people sitting and indoor
May be an image of 8 people, people standing and indoor
May be an image of tree, outdoors and text that says 'BAY REGIONAL ELCOMET CRH ISBITAAL HOSPITAL GOBOLEDKA GOBOL BAAY REGIONA ÛITA WAXAAD AHE DARYEEL IYO ADEEG HUFAN HOSPITAI'
May be an image of 12 people, people standing, outdoors and text that says 'BAY REGIONAL HOSPITAL B ISBITAALKA GOBOLKA BAAY UADEEGISTA BULSHADA KUWOODA UGU NUGUL WELCOME WacakahtSI don SKYNET DARYEEL BULSHO SOUTH WEST STATE SOMALIA DOWLA GOBOLEEDKA KOONFUR DOWLADNIMO 'I'
May be an image of 3 people, people standing, people sitting and indoor
May be an image of 5 people, people sitting and people standing
Previous Post

Duqa magaalada oo kadhuuntey Xafiiskiisa kadib markii dhaqaalo xumi soo wajahdey Dowlada

Next Post

President Mohamud meets with parents of Eritrean-trained recruits

Bashka

Bashka

Next Post
President Mohamud meets with parents of Eritrean-trained recruits

President Mohamud meets with parents of Eritrean-trained recruits

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.7k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Amazon has 143 billion reasons to keep adding more perks to Prime

January 1, 2023
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023
Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

February 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh &  Safiirka Marwykanka oo kulmey

Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Marwykanka oo kulmey

January 30, 2023
Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

January 29, 2023

Recent News

Facebook Twitter Google+ Youtube RSS
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023, www.aqbaar.com