aqbaar.com
Wednesday, February 8, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES HIRSHABELLE

Dhaqaale xumo soo wajahdey Ciidamada Dowlada & kuwa Macaawiisleeyda

Bashka by Bashka
January 18, 2023
in HIRSHABELLE, NEWS
0
Dhaqaale xumo soo wajahdey Ciidamada Dowlada & kuwa Macaawiisleeyda
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka ka imaanaya Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in Madaxweynaha Hirshabellle Cali Guudlaawe uu dadaal wenyn ugu jiro sidii uu Macaawiisleyda labada Gobol ee Hiiraan & Shabellaha Dhexe loo gaarsiin lahaa dhaqaalo ay dhoor jeer ka codsadeeyn Madaxweynaha, maadaama Bilooyin badan ay dagaal ba’an oo garaar kula jiraan Alshabaab.

Macaawiisleeydaan ayaa loo qorin weli wax mushaar ah, iyadoo marar badan loo balanqaadey lacag gunooyin ah maadaama ay ka soo tageeyn reerkooda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qudbooyin badan uu ka jeediyey furumaha dagaalka u balan qaadey hubka iyo sahayga in aysan ka go’in Ciidanka Macaawiista.

Dhanka kale Dowlada ayaa ka gaabsatey suaalooyin la weydiiyey oo ay ka mid aheed in Dowlada Federaal ay wax u qabaneeyso ciidamada Macaawiisleeyda dagaalka ku dhinteeyn caruurtooda.

Ciidanka macaawiisleeyda ayaa ah ciidan aan heeysan baabuurta Tiknikada loo yaqaano ee cabdi bilaha, ayagoo ku dagaalama kaliya qoriga garabka u saaran, dagaalkana afka hore uga jiraan.

Ciidanka Macaawiisleeyda ayaa ah ciidan iskood u dagaalama kadib markii ay u dulqaadan waayeen canshuurta badan ee Alshabaab ka qaataan, ayagoo dhoor jeer la dagaalamayeyn Ciidamada Alshabaab, balse aysan helin gacanta Dowlada.

Previous Post

Ciidanka Nisa oo ku toogtay Magaalada Muqdisho Nin hubeysnaa

Next Post

Duqa magaalada oo kadhuuntey Xafiiskiisa kadib markii dhaqaalo xumi soo wajahdey Dowlada

Bashka

Bashka

Next Post
Duqa magaalada oo kadhuuntey Xafiiskiisa kadib markii dhaqaalo xumi soo wajahdey Dowlada

Duqa magaalada oo kadhuuntey Xafiiskiisa kadib markii dhaqaalo xumi soo wajahdey Dowlada

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.7k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Amazon has 143 billion reasons to keep adding more perks to Prime

January 1, 2023
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023
Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

February 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh &  Safiirka Marwykanka oo kulmey

Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Marwykanka oo kulmey

January 30, 2023
Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

January 29, 2023

Recent News

Facebook Twitter Google+ Youtube RSS
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023, www.aqbaar.com