aqbaar.com
Wednesday, February 8, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES BANAADIR

Ciidanka Nisa oo ku toogtay Magaalada Muqdisho Nin hubeysnaa

Bashka by Bashka
January 17, 2023
in BANAADIR, NEWS
0
Ciidanka Nisa oo ku toogtay Magaalada Muqdisho Nin hubeysnaa
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho : – Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Yaaqshiid  ee gobolkan Banaadir ayaa gordhaweyd toogasho ku dilay mid kamid ah rag la sheegay inay  ahaayeen burcadda hubaysan ee dadka dhaca u geesta, kaas oo ay cabasho ka muujiyeen dadka Shacabka.

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in Ninka hubeysnaa xiliga la toognayay  uu la dagaalamay Ciidanka Ammiga ee qabtay, balse Ciidamada ay ku guuleysteen inay soo afjaraan

“ Ciidanka ayaa burcadkaan ku qabtay xaafada Carafaat isaga oo ka dhaga adeegay amarka Ciidanka Ammiga kadibna isku dayay inuu baxsado, waxa uu watay Moota nuuca Bajaajta ah oo ay hadda hayaan ciidanka Amaanka ayaa lagu yiri” Warka kasoo baxay Taliska

Previous Post

Ciidnka XDS oo la wareegeyn Degmada Xarardheere

Next Post

Dhaqaale xumo soo wajahdey Ciidamada Dowlada & kuwa Macaawiisleeyda

Bashka

Bashka

Next Post
Dhaqaale xumo soo wajahdey Ciidamada Dowlada & kuwa Macaawiisleeyda

Dhaqaale xumo soo wajahdey Ciidamada Dowlada & kuwa Macaawiisleeyda

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.7k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Amazon has 143 billion reasons to keep adding more perks to Prime

January 1, 2023
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023
Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

February 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh &  Safiirka Marwykanka oo kulmey

Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Marwykanka oo kulmey

January 30, 2023
Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

January 29, 2023

Recent News

Facebook Twitter Google+ Youtube RSS
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023, www.aqbaar.com