aqbaar.com
Wednesday, February 8, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES BAYLAND

Madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Bashka by Bashka
January 16, 2023
in BAYLAND, NEWS, President_Hassan
0
Madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhaweeyay Baydhabo
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay gogashan oo uu fidiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur, si loo xaqiijiyo Koonfur-galbeed heshiis ah, loona xoojiyo midnimada iyo wadajirka dadka deegaanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Koonfur-galbeed waxa uu xoogga saari doonaa sidii loo dardar gelin lahaa xoreynta deegaannada Konfur-galbeed ay wali ku sugan yihiin qeybo kamid ah Al-Shabaab.

Previous Post

Ciidanka Boliiska Yaaqshiid ayaa caawa qabtay koox burcad ah

Next Post

Ciidnka XDS oo la wareegeyn Degmada Xarardheere

Bashka

Bashka

Next Post
Ciidnka XDS oo la wareegeyn Degmada Xarardheere

Ciidnka XDS oo la wareegeyn Degmada Xarardheere

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.7k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Amazon has 143 billion reasons to keep adding more perks to Prime

January 1, 2023
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023
Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

February 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh &  Safiirka Marwykanka oo kulmey

Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Marwykanka oo kulmey

January 30, 2023
Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

January 29, 2023

Recent News

Facebook Twitter Google+ Youtube RSS
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023, www.aqbaar.com