Ciidanka booliska qeybta guud, gaar ahaan booliska Saldhigga degmada Yaaqshiid ayaa caawa qabtay koox burcad hubaysan ah, kuwaas oo watay Moota Bajaaj isla Markaana falal dhac ah ka geysanayey xaafadaha degmadaas.

Ciidamada ammaanka ayaa burcaddaan hubeysan ka qabtay xaafadda Coca-Cola ee degmada Yaaqshiid, xilli ay gacanta kula jireen falal amni darro.
Cali Aadan Muumin.