aqbaar.com
Sunday, June 4, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES BANAADIR

Xukun dil ah oo lagu riday Taliye ciidanka dowlada oo la shaqeeynaayey Alshabaab

Bashka by Bashka
January 12, 2023
in BANAADIR, NEWS
0
Xukun dil ah oo lagu riday Taliye ciidanka dowlada oo la shaqeeynaayey Alshabaab
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO — Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka, kaasi oo lagu helay dambi ah inuu ku lug yeeshay qaraxyo iyo dilal ay fuliyeen kooxda Al-Shabaab.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Maxkamadda, Dhamme Shariif, waxaa loo soo xeray oo dambigooda lagu helay inuu Muqdisho soo geliyey gawaari qaraxyo ah.

Maxkamadda ayaa sheegtay inuu gawaaridaas ku baakimay dhowr goobood oo ganacsi oo ku yaalla Muqdisho sida; Village Hotel, Restaurant Afar, Baar Italia, agagaarka Mall-ka Xamar-weyne, Maqaayadda Cagaweyne, Ex Bilsan Restaurant, iyo goobo kale.

Waxa ay intaas ku dartay in illaa 27 qof oo shacab ah ay ku geeriyoodeen qaraxyada lagu helay Dhamme Shariif inuu soo geliyey caasimadda, islamarkaana ay ku dhaawacmeen tiro kale.

Waxaa sidoo kale lagu soo eedeeyey inuu iibiyey laba hoobiye iyo 40-xabo oo ah rasaastiisa.

Maxkamadda Darajada Koowaad ayaa sheegtay inay ku xukuntay Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle dil toogasha ah oo ah qisaasta marxuumiinta ku naf waayay gawaaridii qaraxyada ahaa, sida uu sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.

Dhamme Shariif waxaa 53 jir ciidamada ka mid ahaa illaa Dowladdii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan, uuna ka gaaray Ciidanka Darajada Kabtan, sida ay sheegtay maxkamadda.

Previous Post

Khilaafka Maamul Goboleedka Puntland & Somali FG oo cerka isku shareerey

Next Post

Xildhibaan ka tirsan Beesha Agaal oo ciidamada Nisa xabado ku fureen

Bashka

Bashka

Next Post
Xildhibaan ka tirsan Beesha Agaal oo ciidamada Nisa xabado ku fureen

Xildhibaan ka tirsan Beesha Agaal oo ciidamada Nisa xabado ku fureen

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

March 6, 2023

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND