aqbaar.com
Sunday, June 4, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home NEWS

Bannaanbaxyo rabshado wata oo dib uga bilowday Laascaanood

Bashka by Bashka
December 28, 2022
in NEWS
0
Bannaanbaxyo rabshado wata oo dib uga bilowday Laascaanood
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dibad-baxyo xooggan ayaa saaka dib uga bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, iyadoo dad careysan ay isugu soo baxeen gudaha magaalada.

Dadka bannaanbaxaya ayaa waxa ay ka careysan yihiin dilalka qorsheysan ee loo geysanayo haldoorka gobalka Sool, kuwaas oo in ka badan 15 sano ka soconaya Laascaanood.

Ciidamada Somaliland ayaa shalay rasaas la dhacay dad dhigayay bannaanbax, iyagoo dilay ugu yaraan 3 ruux, in ka badana dhaawacay.

Goobaha ganacsiga ee Laascaanood ayaa xiran, waxaana gabi ahaanba istaagay isu socodka magaalada.

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ku eedeeyay Somaliland inay iyadu fuliso dilal qorsheysan ee ka dhaca Laascaanood, oo lagu khaarajiyay dad ka badan 120 ruux tan iyo markii ay bilowdeen, isagoo xusay inay la kaashato kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab oo ay wada shaqeyn dhow la leedahay.

Bannaanbaxayaasha ayaa talaadadii beegsaday goobo ganacsi oo ay kamid yihiin shirkaddaha Telesom iyo Samtel, oo saldhigoodu yahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Laascaanood oo Somaliland ka qabsatay Puntland 2007dii, ayaa waxaa si joogta ah uga soconaya dilal qorsheysan oo ay fulinayaan kooxo aan la aqoon heybtooda, kuwaas oo loo geysanayo indheer-garadka magaalada.

Somaliland ayaa ka saartay sannado kahor magaalada dadka shacabka ah iyo ganacsatada kasoo jeeday deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo ku eedeeysay dilalka ka dhaca magaalada. Balse talaadan ma joojin leynta haldoorka Laascaanood.

.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Geele oo soo gaarey Muqdisho

Next Post

War Murtiyeed kasoo baxay kulamada madaxda Somalia iyo Jabuuti

Bashka

Bashka

Next Post
War Murtiyeed kasoo baxay kulamada madaxda Somalia iyo Jabuuti

War Murtiyeed kasoo baxay kulamada madaxda Somalia iyo Jabuuti

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

March 6, 2023

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND