aqbaar.com
Wednesday, February 8, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES BAYLAND

Mowjado cusub oo lagu furay madaxweynaha Koofur Galbeed

Bashka by Bashka
December 21, 2022
in BAYLAND, NEWS
0
Mowjado cusub oo lagu furay madaxweynaha Koofur Galbeed
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay mudo kordhinta loo sameynayo madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed ayaa horay mudo kordhin hal sano ah u sameeyay madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Laftagareen, hayeeshee waxaa arintaasi ka horyimid inta badan siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada maamulkaas.

Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ah 11 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo si wadajir ah u sheegeen iney doonayaan in doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed lagu qabto waqtigeeda, iyadoo mudo xileedka rasmiga ah ee madaxweyne Laftagareen uu ku egyahay 19-ka bishaan Decembar oo ku beegan Isniinta soo socota.

“Warqadda aanu soo saarneyn waxay xambaarsan tahay walaaca xaaladda siyaasadeed iyo midd doorasho ee maamulka Koonfur Galbeed oo waqtigan xaadirka ah aad u kacsan, maadama Madaxweynaha xilka kasii degayo uu muddo xileedkiisa maalmo yar uga harsan yihiin, waxaan ku baaqeynaa in doorashada ay xilliggeedii dhacdo wax ku darsi ah aanu raalli ka aheyn” ayuu yiri Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi

Walaaca Xildhibaanadaan ayaa imaanaya iyadoo magaalada Baydhabo uu ku sugan yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo halkaasi ka wada dadaalo la isugu keenayo dhinacyada isku maan dhaafsan siyaasada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoo 19-kii bishaan November 2022-ka ku baaqay shir ay isugu imaanayaan dhamaan Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaannada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Nintendo Switch UI gets new close-up in deleted tweet

Next Post

Bankiga Aduunka oo ogolaadeyn lacag malaayiin ah

Bashka

Bashka

Next Post
Bankiga Aduunka oo ogolaadeyn lacag malaayiin ah

Bankiga Aduunka oo ogolaadeyn lacag malaayiin ah

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.7k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Amazon has 143 billion reasons to keep adding more perks to Prime

January 1, 2023
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023
Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

February 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh &  Safiirka Marwykanka oo kulmey

Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Marwykanka oo kulmey

January 30, 2023
Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

January 29, 2023

Recent News

Facebook Twitter Google+ Youtube RSS
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023, www.aqbaar.com