aqbaar.com
Wednesday, February 8, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home SOMALI STATES HIRSHABELLE

Ciidamo Hubeysan oo gudaha u galeyn Isbitaalka Degmada Warsheekh

Bashka by Bashka
December 11, 2022
in HIRSHABELLE, NEWS
0
Ciidamo Hubeysan oo gudaha u galeyn Isbitaalka Degmada Warsheekh
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xiisadda ayaa ka dhalatay khilaaf culus oo soo kala dhex-galay maamulka Washeekh iyo hay’adda gacanta ku heysa maamulka isbitaalka guud ee degmadaasi.

Duqa degmada Warsheekh Xasan Maxamed Axmed (Darafey) ayaa goor sii horeysay soo saaray warqad uu ku sheegay inuu kuu joojiyey dhammaan howlihii shaqo ee ka socday isbitaalkaas inta laga soo xilinayo khilaafka taagan ee sababay in shaqada ay joogsato.

Intaas kadib ayaa la sheegay in ciidamo ka socda maamulka degmada oo fulinaya amarka soo baxay ay gudaha u galeen isbitaalka, ayaga oo kadib albaabada isugu laabay.

Arrintaan ayaa waxaa ka dhashay walaax xoogan, waxayna dadka deegaanka ay sheegeen in uu saameynayo xirnaasha isbitaalka oo muhiim u ah degmada iyo degaanada ku xiran.

Sidoo kale shacabka Warsheekh oo qaarkood la hadlay warbaahinta ayaa farriin culus u diray HirShabelle iyo dowladda dhexe, iyagoo ka dalbaday inay arrintaan soo farageliyaan.

Waxaa degmada Warsheekh ee gobolka Sh.Dhexe ka taagan walaac xooggan oo la xiriirta in gacan ka hadal uu isu bedelo xiisad ka taagan Isbitaalka weyn ee magaalo xeebeedaas.

khilaaf mudo soo taagnaa oo u dhaxeeya maamulka Degmada iyo Dalladda Warmocad oo gacan ku heysa maamulka isbitaalka ayaa sababtay in Isbitaalkii guud ee degmadaasi la xiro dhowr jeer.

maanta ayaa laga soo wariyay Warsheekh in Maamulka Degmada uu adeegsanayo awood ciidan si loo xiro Isbitaalka.

Siyaasiyiin ayaa taageeraya khilaafka sii xoogeystay ee ka taagan Warsheekh waxaana la sheegayaa in la isku hayo macaashka dhaqaalaha soo gala Isbitaalka oo dad gaar ah ayaa doonaya in ay leexsadaan adeegii bulshada.

Previous Post

British model issues lengthy, sincere apology for cultural appropriation

Next Post

Maamul goboleedyada oo dhisaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Xasan Sheekh

Bashka

Bashka

Next Post
Maamul goboleedyada oo dhisaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Xasan Sheekh

Maamul goboleedyada oo dhisaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Xasan Sheekh

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.7k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Amazon has 143 billion reasons to keep adding more perks to Prime

January 1, 2023
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay

February 5, 2023
Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

Ciidankii ugu dambeeyey Gor gor oo laga soo daabulay Gedo lana geeyey

February 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh &  Safiirka Marwykanka oo kulmey

Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Marwykanka oo kulmey

January 30, 2023
Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

Russian flags fly as thousands rally against France in Burkina Faso

January 29, 2023

Recent News

Facebook Twitter Google+ Youtube RSS
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023, www.aqbaar.com