Sawirro & xog cusub oo laga helay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

 Marka loo eego baaxada qaraxa ka dhacay Agagaarka Isgoyska Zoobe iyo khasaaraha uu sababay kuma koobneyn bartilmaameedkiisa Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare oo kaliya. Waxaa laga garan karaa burburka gaaray goobaha ganacsiga iyo dhismayaasha ka ag dhow Wasaaradda ayaa aad u ballaarnaa.

Isgoyska Zoobe oo ah goob aad u saxmad badan isu socodka magaalada halbowle u ah waa meel mar walba u nugul dhibaatooyinka qaraxyada.

Sidaas oo ay tahay qaraxii maanta ka dhacay aaggaas looma nisbeyn karo oo kaliya in bartilmaameedka ahaa Wasaaradda, Qaraxii maanta dhacayna iyo khasaaraha uu sababay waxaa la dhihi karaa Waa Zoobe 2  marka loo fiiriyo muuqaalada hordhaca ah ee burburka iyo khasaaraha la arki karo.

Dowladda iyo hey’adaha caafimaadka waxaa looga fadhiyaa tira-koob rasmi ah inay ka keenaan khasaarihii qaraxii maanta dhacay oo ay ku dhinteen dad badan oo goobo ganacsi ku lahaa goobtaas oo dhismayaasha ku dumeen.

i ku lahaa goobtaas oo dhismayaasha ku dumeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Popular

More like this

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb....

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee...