Date:

 Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa soo dhaweysay dadkii ku waxyeeloobay qarixii hotelka Afrik ee Soomaaliya si loogu daweeyo gudaha Boqortooyada Sacuudiga, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Sacuudiga ee SPA.

Lix qof oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hotelka Muqdisho ayaa ka degen Garoonka diyaaradaha ee magaalada Riyaad ee boqor Khaalid kadib amar kasoo baxay boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis.

Wakiillo ka socday Xarunta Gargaarka Bani’aadannimo ee Boqor Salmaan (KSrelief), Wasaaradda Caafimaadka, iyo Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga, Saalim Macow Xaaji, ayaa ku soo dhaweeyay Boqortooyada Sacuudiga.

Safiirka Soomaaliya ayaa sheegay in uu mahadcelin ballaaran u jeediyey mas’uulka labada masjid ee barakeysan sida degdegga ah ee uu u soo gurmaday, iyo sida habaysan ee ay u daabuleen dhaawacyada, isagoo xusay in tani ay muujineyso xiriirka qotada dheer ee labada dal,” ayuu yiri SPA. la sheegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Popular

More like this

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb....

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee...