Xog Muhiim ah: Shirkada Som Oil oo loo gacageliyey Shidaalka Somalia

Date:

👉XOGO MUHIIM AH:Saakay Madaxweyne Xasan Shiikh,waxuu si rasmi ah ugu saxiixay Shirkada Coastline Explorations oo loo yaqaan SOMA OIL 7-dii Boloog ee Shidaalka.

Wafti ka socda Shirkadaas,ayaa yimid Villa Somaliya qaatayna Saxiixa Bologyadaas.

Shirkadan,waxaa horay heshiiskeeda uburiyay Madaxweyne Farmaajo,Ra’isalwasaare Rooble,Golihii Wasiirada iyo Baarlamaankii xiligaas.

Sidoo kale Puntland,ayaa ka hor timid heshiiskaas oo meel adag ka istaagtay.

Waxa iswaydiinta mudan waxay tahay,iyadoon dib looga wada xaajoon heshiiskaas oo aan la hor keenin Golaha Wasiirada,Baarlamaanka iyo DG in Shirkadii Shalay la xaraantimeeyay heshiiskeeda shuruud la’aan daqiiqado kulan socday lagu siiyo isla heshiiskii.

Madaxweyne Xasan,waxuu ugu cod dheeraa Siyaasiyiintii xiligaas naqdinayay heshiiskii lala galay Shirkadan uu saakay si kaligiis ah dib ugu siiyay heshiiska Shidaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Popular

More like this

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb....

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee...