Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa hadda ka deggay Magaalada Baladweyne. Waxuu saaka ka duulay magaalada Godey. Isagoo shalayna kasoo ambabaxay Jigjiga. Waa safarkii labaad ee uu Xamse ku tagayo Baladweyne oo xudun u ah dagaalka Alshabaab lagula jiro.