Dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Date:

Dagaalka ayaa ah mid goos goos ah iyadoo la arkayed qabaaiilada dagaalamaya isku haayo oo aruursoanaya Hub, iyadoo aysan girin cid laga amal qaato oo joojin karta dagaal had qarxo, tan ayaa ina tuseeyso in Dowlada mudadii badneed lasoo dhisaayey in ay burburto, maadaama dagaal ay islaamisey

Sidoo kale Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya ayaa la geeyay halka ay Shaqaaqada ka dhacay, kuwaas oo xaqiijinaya amniga, wloo ayagaba u dhisran yihein raab qabiil.

Dadka falanqeeya arimaha Siyaasada ayaa sheegaya Soomaaliya laga baqaayo in mar kale ay dib ugh noqoto Dagaalkii sukeeyey in ka dhaqcey Soomaaliya 1991, ayagoo ku andacoonaya in Qabaa’ilka dib loo hubeeyey iyadoo dura soo bandy in Rasaastii Dowlada ay qabaail kala qaateeyn qabaa’ilada waaweyn iyo Maamulgoboleedyada taas oo micnaheedu yahay YAAN LAGU GAADIN, YAAN LAGAA BADSAN

Degmada Cadalle iyo degaannada hoostagaga ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa Millateriga, kuwaas oo loo diyaariyay inay dhawaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyaan Gobolka Shabeellaha Dhexe, balse malaha maamul iyo kala dambeeyn iyadoo qaar ka mid ah ay diidan yihein madaxda ciidamada hogaamineeyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Popular

More like this

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb....

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee...