aqbaar.com
Monday, March 20, 2023
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND
No Result
View All Result
aqbaar.com
No Result
View All Result
Home NEWS

Daawo: Dabageed oo ka sheekeeyey sida uu uga badbaaday qaraxyadii Beledweyne

Bashka by Bashka
October 19, 2022
in NEWS
0
Daawo: Dabageed oo ka sheekeeyey sida uu uga badbaaday qaraxyadii Beledweyne
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyey, sida uu uga badbaaday qaraxyadii xooganaa ee saddexdii bishan ka dhacay gudaha xerada Lamagalaay oo uu ku sugnaa xilliga ay ka dhacayeen weeraradaasi.

Yuusuf Dabageed oo furinta hore ee dagaalka kula hadlayey ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa sheegay in xaruntii uu ka hagayey howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab lagu soo weeraray saddex baabuur oo qarax ah, kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 30 ruux, sidoo kalena ay ku burbureen xafiisyadii iyo guryihii ay daganaayeen.

“Aniga hadda inta uu dagaalka Hiiraan ka socdo weli goobaha dagaalka ma tegin meesha aan ka maamulaayey oo geed fadhiga uga ahaay ayaa saddex baabuur oo qarax ah la’iigu keenay ayaa hal kiilo mitir wixii ku yaalla dam lagu siiyey 30 iyo dhowr qofood waa ku dhimatay oo aan dagaal aadin,” ayuu khudbadiisa yiri Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in marka ay dhacyeen qaraxyada kadib in uu kusoo dumay gurigii uu daganaa oo mar dambe laga soo saaray, wuxuuna sheegay in Alle badbaadiyey.

“Waxaan ku fakaday aniga waqtigeyga ayaanan gelin ee guriga aan ku jiray waa igu soo dumay asaa layga jiiday aniga ayaa awoodeyda uga bixi waayey aa gacmaha layga qaybtay kadibna layga jiiday,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey madaxweyne ku xigeenka HirShabelle.

Sidoo kale wuxuu ku booriyey ciidamada huwanta iyo dadka shacabka ah inay dagaalka wada galaan, isla-markaana ay meel uga soo jeestaan kooxda Al-Shabaab.

“War xabaddaan in la aado iyo in laga joogo Malakamoodkaagu waqti ayuu leeyahay Allaana og meesha aad joogto ayuuna kuugu imaanayaa,” ayuu markale yiri Dabageed.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan weli dagaal uu ka socdo gobolka Hiiraan oo ay isku hayaan ciidamada huwanta iyo sidoo kale xoogaga kooxda Al-Shabaab

Previous Post

CIIDAMADA JABUUTI OO QEYB KA NOQDEY DAGAALKA MACAAWIISLEEYDA

Next Post

Dowlada Federaal oo xayirtey lacag alshabaab u tiiley Bank Soomaaliyeed

Bashka

Bashka

Next Post
Dowlada Federaal oo xayirtey lacag alshabaab u tiiley Bank Soomaaliyeed

Dowlada Federaal oo xayirtey lacag alshabaab u tiiley Bank Soomaaliyeed

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest Video

https://youtu.be/dhf9sFMorYY
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

Dilalka ay ciidamada u geeysanayaan Bajaajlayaasha iyo Shacabka oo kordhey

February 28, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

Ciidamadii rasaasta ku furey shacabka oo guryahooda loo kala direy

February 27, 2023
War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

DEGDEG “ Alshabaab oo weerartey gudahana u gashey Guriga Generaal Garabeey

February 21, 2023

QAAR KA MID AH SHAQAALAHA G/BANAADIR OO HEEBSOOC LACAGTA LOOGAGA JOOJIYEY

1

Make Realtionship Years Lights Fill Kind In USA

0

Events Held In Paris Beautifull And Amazing Things

0

Wherein life sea years lights fill kind midst Spirit

0
Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil ah ku fulisay rag ka tirsanaa booliska

March 13, 2023
Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

Doorashooyinka Puntland oo la isku qilaafsan yahay

March 13, 2023
EU approves US$116m to boost security in Somalia

EU approves US$116m to boost security in Somalia

March 6, 2023
Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

Soomaaliya oo 5 Milyan ku yaboohdey dhulgariirka Turkiga

March 6, 2023

Recent News

All Rights Reserved Copyright. © 2005-2023

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
  • POLITICS
  • SOMALI STATES
    • BANAADIR
    • BAYLAND
    • GALMUDUG
    • HIRSHABELLE
    • JUBBALAND
    • PUNTLAND
  • SOMALILAND