Ciidamo Si qarsoodi ah logo direy wadan carbeed

Date:

Ciidankaan oo si qarsoodi ah loo Corey ayaa badankood laga qorey Magaalada Muqdisho, iyo Jubbaland.

Timirtii hore dab loo waa, taxa Aad loog yaqyaqsado ayaa ah zin Madaxweynahe Xasan Sheekh oo ku doodi jirey ciidamadii Eriteria loo qaaday xiligii Farmaajo, ayaa la is lahaa dib ayuu wadanka ugh soo celin rabaa, kadid markii uu soo booqdey dhalinyaradaasi oo qaarkood dhinteeyn

Waaladiintii dhaley caruurtaas ayaa ku qaabiley madaxtooyada asagoo ilmeeynaya balse shacabka uusan la qeybsanin murugada uu kuso Markey halki ay deganaayeen Ciidamadaasi,.

Madaxweynihii hore Farmaajo ayaa ku wareejiyey file lalkoodii adagio sheeted in ay mar hore dhameesteeyn tababarka loo qaadey ayna diyara u yihein in ay wadankoodii ku soo laabtaan, balse massa hortaagan oo Ła qarinayaa?

Daawo video gaan saga hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Popular

More like this

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb....

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee...