TUHUN SARAAKIISHA ABGAAL SOO DHEXGALEY kadib markii

Date:

Beelaha hubeeysan ee kasko jeeda Beesha Hawiye oo dhamaantood laga saarey ciidamadooda iyo hubkooda Magaalada Muqdisho, marka laga reebo Beesha SACAD ee Habargedir oo diidey in hubkooda iyo ciidamadooda ka banaan Magaalada Muqdisho.

Arintaan ayaa wargaradka beelaha dega Muqdisho ku baraarugsaneeyn, iyadoo mashruucaan uu wato Madaxweyne Xasan sheekh iyo Xulufadiisa waxaana lacagta bixiya dalka UAE.

sababka keentey in Ciidamada Abgaal ay weli u dhaqaaqin ayaa ah Isfahan waay ka jira madaxda iyo taliyaasha ciidamada beesha Abgal.

Arinyaan ayaa wadaaan qaar u dhow dhow Xasan Sheekh oo fikirkii madaxweynaha socodsiiya, waxaana ugu horeeya Gudoomiya Gobolka Banaadir Madaale.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahana Duqa Magaalada ayaa xalayto oo taariiqdu ahayd 16.10.2022 ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen sadaxda jufo oo ka tirsan Abgaal. Kulanka ayaa waxaa dalabkiisa lataa Duqa Magaalada

Shirka ayaa waxaa Gudoomiye Madaale ku wehliyay xubno ay isku heyb hoose Daauud isla yahiin, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Muxeydiin xasan Afrax, carabow dheere, Axmed Daaci, kaas uu ku doonayey in uu ku helo taageerada Besa Abgaal, Gudoomiye Madaale ayaa goobta shirka qadka telifoonka kula hadlay xildhibaano ay ka mid yahiin Ducaale, Cosoble, Abdirasaq Xusul iyo Xildhibaan Beereey, iyo kuwa kale.

kuwaas oo si cad u sheegayn moqofkooda in ay taageersan yahiin Gudoomiye Madaale, halka Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo Sanater xaaji Muuse suudi, aysan shirka qeyb ka aheyn ilaa haatana ka hadlin dagaalka loo socdo.

Waxgaradka Besah Abgaal ee gudaha iyo dibada weli ka hadlin mooqifkooda halka uu raacsan yahay.

qaar kamid ah waxqaradka oo la Hadley ayaa sheegaya in Xasan Sheekh uu mar waliba iska soo hormarinaayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuf Madaale oo ah nin daaacad ah, balse turubka ciyaartiisa uusan ku jirin ciyaarta balse uu u haayo turubka Xasan Sheekh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Popular

More like this

ATMIS oo loogu baaqay inay ka qeyb gelaan dagaalka Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb....

War deg deg ah Sargaal lagu dilay Magalada Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Xoogaga Alshabaab ay ka fuliyeen...

Maareeyaha Hay’adda Duulista oo xayiraad safar kusoo rogtay Maxkamada

xayiraad safar kusoo rogtay Maareeyaha Hay’adda Duulista Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee...